Xisbiga Waddani waxa uu magacaabay masuuliyiin cusub

Guddoomiyaha xisbiga Waddani, ahna Guddoomiyaha aqalka wakiilada ayaa waxa uu xilal cusub u u magacaabay Daa’uud Xuseen Jaamac(Foodcadde) oo  loo magacaabay Xoghayaha arrimaha gudaha xisbiga iyo Jamaal Xuseen Hurre, waxa isna loo magacaabay Xoghaye ku-xigeenka Amniga ee xisbiga Waddani.

Cabdalle Maxamed Faarax (Jirde), waxa isna loo magacaabay Xoghaye Ku-Xigeenka Arrimaha Guddaha Xisbiga Waddani.

Halkan hoose ka eeg lifaaqa magacaabistan:

sl

bandhige@gmail.com