Xogta Dahsoon: Cisbitaaladaii looga guuray rooxaamaha

Cabsida iyo werwerka laga qabo geerida ayaa la aaminsan yahay in ay tahay cabsida ugu badan ee uu aadamuhu la kulmo, iyadoo cabsidaasi ay saamayn balaadhan ku leedahay dareenkeena xitaa xiligan oo la gaadhay wakhti wax badan la fahamsan yahay.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Cisbitaaladaii looga guuray rooxaamaha:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com