Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo ku ganacsaydhay Kulan Madaxwayne Muuse Ugu Baaqay kuna tilmaamay nin aan hadalkiisa iyo ficilkiisu is waafaqsanay.

Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo ku ganacsaydhay Kulan Madaxwayne Muuse Ugu Baaqay kuna tilmaamay nin aan hadalkiisa iyo ficilkiisu is waafaqsanay.

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo ku hadlayay afka labada xisbi oo warbaahinta la hadlyay ayaa sheegay in xisbiyada mucaridku aanay hor fadhiisanayn madaxwayne Biixi ilaa uu doorasho ka qabto dalka waa sida uu hadalka u dhigay’e . “Waa Nasiib Daro wayn In Qofka Madaxda Ah Uu Afkiisa Iyo Uurkiisu Is Yeelan waayo Waa Nasiib daro wayn’ Madaxwayne Muuse Labadaas sano Dalka Hayay Qudbaduhuu Akhriyo Iyo Ficilkiisi Isma Leh” ayuu yidhi gudoomiye Faysal

Halkan hoose ka daawo Muuqaalka Warkan:- 

Bandhige@gmail.com