Xisbiyadda Qaranka JSL Oo heshiis ka gaadhay qabsoomida doorashooyinka Golaha Wakiiladda iyo deegaanka

Xisbiyadda Qaranka JSL Oo heshiis ka gaadhay qabsoomida doorashooyinka Golaha Wakiiladda iyo deegaanka

Xisbiyadda Qaranka jamhuuriyadda Somaliland ayaa heshiis ka gaadhay qabsoomida doorashooyinka Golaha Wakiiladda iyo deegaanka ee isku sidkan.

 

Xisbiyadda Qaranka ayaa sidoo kale heshiis ka gaadhay saamiqaybsiga kuraasta goboladda ee Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland.

Lifaaqan hoose ka akhriso heshiiska ay gaadheen Xisbiyada qaranku: