Xogaha Dahsoon: Shiinaha wuxu daaha ka rogay sirtii ugu weynayd ee hawada sare

 

Shiinuhu waxay si wacan uga dheegsan yihiin in aanay Maraykanku dib ugu laaban dayaxa tan iyo sannadkii 1973, iyagoo ku noqosha la’aanta dayaxa ee Maraykankana ay Shiinuhu u arkaan mid ku timid shay ay Maraykanku ku arkeen dayaxa oo ay caalamka intiisa kalena ka qariyeen.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Shiinaha wuxu daaha ka rogay sirtii ugu weynayd ee hawada sare:

Diyaarintii iyo isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com