Xoghaya-ku-xigeenka Arrimaha Guddaha xisbiga Waddani wuxuu iska casilay xilkii iyo xubinimadii Golaha Dhexe

 

Xoghaya-ku-xigeenka Arrimaha Guddaha xisbiga Waddani Cabdale Maxamed Jirde wuxuu iska casilay xilkii iyo xubinimadii Golaha Dhexe ee uu ka hayey xisbiga Waddani oo ku eedeeyey in uu xisbigaasi u afduuban yahay cid gaar ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

https://www.youtube.com/watch?v=0I7ke9w3gns

bandhige@gmail.com