Xoghayihii Warfaafinta Xisbiga Waddani waxauy uu iska casilay xilkii uu hayey

 

Xoghayaha Warfaafinta xisbiga Waddani Cabdirashiid Xasan Mataan oo kula hadlay warbaahin huteel Maansoor ayaa sheegay in uu iska casilay xilkii uu u hayey xisbiga iyo xubinimadiiba.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com