Xogta Dahsoon: Adlov Hitler iyo Banito Mussalini

Barnaamijkeena Xogta Dahsoona waxaynu ku soo qaadanaynaa qaar ka mid ah waxyaabihii ay ku kala duwanaayeen Adlov Hitler iyo Banito Mussalini oo labadooduba ka mid ahaa dadkii xulafada noqday ee colaado ay hureen dartood caanka ku noqday.

Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Adlov Hitler iyo Banito Mussalini:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com