Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadanaynaa cudurada nafsaaniga ah ee ay sababaan isticmaalka taleefoonada casriga ah iyo adeegyada Internet-ku.
Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon:ย Cudurada cusub ee Internet ka iyo Taleefoonada casriga ah:
https://www.youtube.com/watch?v=b39zuCG-0E4&feature=youtu.be
Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi