Xogta Dahsoon: Dilalkii maafiyada ee jasiirada Siqilia, Talyaaniga

Kooxaha dembiilayaasha ah ee abaabulani waxay halgan ugu jiraan in ay dhisaan haykal dhaqaale iyo mid awoodeed oo iyaga u gaar ah, waxaana ay diyaar u noqdaan in ay cid kasta oo rabitaankooda is-hortaagta ka takhalusan qiimo kasta oo ay iyaga ku kacaysaba.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Dilalkii maafiyada ee jasiirada Siqilia, Talyaaniga:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com