Waxa suurogal ah in dadaalada iyo rabitaanka dadku ay kala duwanaadaan gaar ahaan marka laga hadlayo dhinacyada Tiknoolajiyada, farsamada iyo cilmiga iyadoo qof waliba uu wax gaar ah doorbidayo halgana u galo sidii uu uga gun gaadhi lahaa, Barnaamijkeenan waxaynu ku dulmaraynaa diyaaradaha ugu xawaaraha dheereeya diyaaradaha ciidamada.
Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Diyaaradaha Dheereeya ee Ciidamada:
https://www.youtube.com/watch?v=5viswREVoNs&feature=youtu.be
Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi