Xogta Dahsoon: Duuliyihii u horeeyey ee Dunida soo maray, Cabbaas Ibnu Firnaz

 

Waa Qofkii ugu horeeyey ee hawada duula waxana uu ahaa qofkii ugu horeeyey ee hawada sare gala, waana aqoonyahankii hal abuuray diyaaradaha, waxa uu ahaa gabyaa, filasuuf, kiimikayste iyo caalim dunida ku cusbaa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Duuliyihii u horeeyey ee Dunida soo maray , Cabbaas Ibnu Firnaz:

Diyaarintii iyoย isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com