Xogta Dahsoon: Gabadhii afarta lugood lahayd

Josephen Perbil waxay sannadkii 1886 ku dhalatay dalka Maraykanka waxayna ahayd inan ay dadku hadal hayeen tan iyo markii ay daro-dhigta saarnayd, maadaama ay lahayd afar lugood.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon:ย Gabadhii afarta lugood lahayd:

https://www.youtube.com/watch?v=Wjl5IVsxRJw&feature=youtu.be

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com