Xogta Dahsoon: Garoonka diyaaradaha ee Denver, albaabkii jaxiima

Barnaamijkeenan Xogta dahsoona waxaynu ku soo bandhigaynaa macluumaadka hoose ee inagaga dahsoon garoonkaa diyaaradaha ee caalamiga ah ee Denver ee Gobolka Colorado ee waddanka Maraykanka oo miisaaniyadda dhismihiisa ku baxday ay ku dhoweyd 5 bilyan oo doolarka Maraykanka ah.

Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Garoonka diyaaradaha ee Denver, albaabkii jaxiima:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com