Xogta Dahsoon: Hawlgaladii basaasnimo ee sirdoonka Ingiriiska Q.1aad

Xarunta kaydka xogaha wadaniga ah ee Britain ayaa baahisay ilaa 110 qiso oo ku saabsanaa dhacdooyin qarsoodi ahaa oo taariikhi ah oo ay ku lug lahaayeen hay’ada sirdoonka gudaha ee Britain oo loo yaqaano M I 5.

Halkan hoose ka daawo barnaamijka Xogta Dahsoon: Hawlgaladii basaasnimo ee sirdoonka Ingiriiska Q.1aad:

Isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com