Sannadkii 2014-kii ayay ahayd markii Dr Petter Pray madaxa fulinta ee golaha amniga guddaha iyo ka qaranka ee dalka Maraykanka uu sheegay in xaalad amni-darro soo foodsaari karto waddanka Maraykanka haddii ay ay cidi ku qaado weerar dhanka electro-magnatics-ka ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Hubka keliya ee Maraykanku ka wer-weraan yaase ku ridi?:
https://www.youtube.com/watch?v=7f2hBWtrGuU&feature=youtu.be
Diyaarintii iyo isku-dubidridki Xuseen-kurdi