Xogta Dahsoon: Imbiraadoorkii Mongoolka, Chankes Khan

Chanks Khan waxa uu sanadkii 1162 taariikhda miilaadiga ku dhashay Dalka Mongolia isagoo magaciisa dhabta ahi ahaa Timujiin magacaa oo macnihiisu afka soomaaliga ku noqonayo kii birta ahaa ama xadiidka ahaa.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon:ย Imbiraadoorkii Mongoolka, Chankes Khan:

https://www.youtube.com/watch?v=Jlr32lj774A&feature=youtu.be

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com