Dadweynaha Xaafadani waxay ku dul nool yihiin khasnado dahab ah oo dhulka ka hooseeya ku jira, iyadoo caasimada London ee dalka Ingiriiska ay qarinayso qasnadaha dahabka kaydka ee dawlada Ingiriisku haysato khasnadahaas oo yaalla masaafo dhan 300 kun oo fuudh oo squere ah oo ka tirsan xaafadda dhaqaalaha ee Qalbiga Magaalada London.
Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Khasnadaha Kaydka Dahabka ee Ingiriiska:
https://www.youtube.com/watch?v=j_sSlN-WopI
Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi