Dhibaatooyinka dunida ka jira sida wasakhowga hawada iyo isbedelka cimilada ayaa ah kuwo inta badan lagu gorfeeyo oo lagaga hadlo warbaahinta qaybaheeda laakiin xaqiiqadii waxaa jira mashaakilaad kale oo badan oo ay dunidu wajahayso, kuwaas oo wax ka qabashadooda aan ahmiyad weyn la siinin.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon:ย Khataraha aan ahmiyadda la siin ee caalamku waajahayo:
https://www.youtube.com/watch?v=df3qD3Ukw5I&feature=youtu.be
Diyaarintii iyoย ย isku-dubidridki Xuseen-kurdi