Xogta Dahsoon: Kim John Un oo walaashii guurkeeda lagu dhici waayey

Kuwani waa shuruudaha looga baahan yahay inanka guursanaya inanta ay walaalaha yihiin Madaxweynaha Waqooyiga Kuuriya Kim John Un oo aad ka daawan doontaan barnaamijkan Xogta Dahsoon.

Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Kim John Un oo walaashii guurkeeda lagu dhici waayey:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com