Xogta Dahsoon: Lacagta la kala siistay ciyaaryahanka Pogba, maxay kale oo ay goyn lahayd?

Ciyaaryahanka dalka Faransiiska ee khadka dhexe uga ciyaara kooxda Manchester United ee dalka Ingiriiska waxa uu sannadkii 1993 xiligana waa ciyaaryahanka ugu qaalisan caalamka ee qiimihii u badnaa la kala siistay waxaana aan barnaamijkan idiinku soo gudbinaynaa waxyaabaha qaaliga ah ee ay goyn lahayd lacagta la kala siistay ciyaaryahanka oo dhan 120 malyuun oo lacagta Euro-da ah.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Lacagta la kala siistay ciyaaryahanka Pogba, maxay kale oo ay goyn lahayd?:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com