Xogta Dahsoon: Ma doonaysaa in aad kordhiso dhererkaaga?

Waxaa la aaminsan yahay in hiddo raaca waalidku uu 80% ka yahay muuqaalka iyo jooga qofka bani’aadamka ah, halka 20% uu muuqaalka qofka iyo dhererkiisu saamayn la leeyihiin waxyaabaha kale ee dabiiciga ah sida cuntada iyo caafimaadka oo kale.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Ma doonaysaa in aad kordhiso dhererkaaga?:

https://www.youtube.com/watch?v=zo9hZg2Khqc&feature=youtu.be

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com