Barnaamijkeena waxaynu ku soo bandhigaynaa xogo ku saabsan Madaxweynaha cusub ee dalka Filibiin Rodrigo Dotreti oo ah Madaxweynihii 16-aad ee waddankaasi, xilkan qabtay Bishii Juun ee sannadka 2016,ย waxana ku gedaaman mowqifyo iyo goโaamoย uu soo saaray kuwaasoo ka dhigaya isaga Madaxweynihii ugu fududaaa ee dunida soo mara.
Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon:ย Macluumaad ku saabsan Madaxweynaha dalka Filibiin:
https://www.youtube.com/watch?v=GGo4WASPxWo&feature=youtu.be
Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi