Xogta Dahsoon: Macluumaad muhiim ah oo ku saabsan dalka Turkiga

Muddooyinkii u dambeeyey wararka caalamka waxa cinwaan u ahaa dalka Turkiga oo ay indhaha dunidu ku soo jeesteen kadib inqilaabkii fashilmay ee waddankaa la isku deyey in xukunka lagaga tuuro dawlada shacabku doorteen ee Rajab Dayib Ordogan hoggaaminayo, lakaakiin inqilaabkaasi waxa uu noqday kii ugu muddada gaabnaa ee dunida ka dhaca isagoo socday muddo lix saacadood ah oo keliya

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Macluumaad muhiim ah oo ku saabsan dalka Turkiga:

Diyaarintii iyo  isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com