Xogta Dahsoon: Maxaa ku Jira shandada madow ee Madaxweynaha Maraykanka?

Marka uu madaxweynaha dalka Maraykanku ku jiro safar uu ugu ambabaxay mandaqad kasta ama dal kasta oo dunida ku yaalla waxaynu dheehanaa oo aragnaa shandad madow oo uu sito oo u raacaysa meel kasta oo uu aadayo, haddaba maxay tahay Shandadaasi?

Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Maxaa ku Jira shandada madow ee Madaxweynaha Maraykanka?:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com