Xogta Dahsoon: Maxay hurdadu inoogaga xumaataa gogosha aynaan garanayn

Barnaamijkeena waxaynu ku eegaynaa sababta aynu badanaa hore ugu gam;i weyno marka aynu ku seexano gogol aan teenii ahayn.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Maxay hurdadu inoogaga xumaataa gogosha aynaan garanayn:

Diyaarintii iyo  isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com