Muusku waa mid ka mid ah khudradaha loogu isticmaalka badan yahay caalamka, waxana uu leeyahay faa’iidooyin caafimaad isagoo midhka muuska ah ay ku jiraan sadex nooc oo macaanka dabiiciga ah,
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Maxaynu ka ognahay muuska cas iyo faa’iidooyinkiisa:
https://www.youtube.com/watch?v=fFGnysXWlFM
Diyaarintii iyo isku-dubidridki Xuseen-kurdi