Xogta Dahsoon: Nin beeraley ah oo daah qaaday sir duugnayd 5000 sannadood

 

Guryaha Magaaladaasi waxaa la ogaaday in ay lahaayeen qolal hurdo iyo kuwo cunto, halka sidoo kalena aqal walba laga dhex helay berkad la aaminsan yahay in kalluunka oo nool lagu kaydsan jiray.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Nin beeraley ah oo daah qaaday sir duugnayd 5000 sannadood:

Diyaarintii iyo isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com