Xogta Dahsoon: Ninkii Afrikaanka ahaa ee la kulmay cunsuriyadii u xumayd

Barnaamijkeena Xogta Dahsoon waxaynu ku soo bandhigaynaa ninkii Afrikaanka ahaa ee ay ku dhacday cunsuriyadii ama midab kala soocii ugu xumaa ee taariikhda soo martay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Ninkii Afrikaanka ahaa ee la kulmay cunsuriyadii u xumayd:

https://www.youtube.com/watch?v=rbKNbGEaIc0&feature=youtu.be

Diyaarintii iyo  isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com