Sannadkii 656 taariikhda hijriyada ayaa Hollaco duulaankiisii ku soo qaaday dhulkii ay xukumaysay khaliifadii Cabbaasiyiinta waxaana uu qabsaday magaalada Baqdaad isagoo dilay khaliifkii xiligaa ee Muctasim
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon:ย Ninkii Baqdaad ka Jeexay webiyada dhiigga ah:
https://www.youtube.com/watch?v=vzDhzpdsL4M&feature=youtu.be
Diyaarintii iyoย ย isku-dubidridki Xuseen-kurdi