Marka uu dalka dibadiisa u safrayo madaxweynaha dalka Maraykanku waxaa raacaya ugu yaraan 500 oo qof oo isugu jira hawlwadeenada aqalka cad, koox dhakhaatiir ah oo lix ruux ka kooban iyo cunto kariyayaasha gaarka ah ee madaxweynaha oo ay wehelinayaan ilaa 200 xubnood oo ka tirsan hayโadaha sirdoonka waxana ay kooxdani bilaabayaan ilaalada ammaanka Madaxweynaha taasoo ka bilaabanaysa marka uu cagaha dhulka soo dhigo.
Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon:ย Qaabka loo Ilaaliyo Madaxweynaha Maraykanka:
https://www.youtube.com/watch?v=BCXi_Mklfyc&feature=youtu.be
Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi