Xogta Dahsoon: Qaabkee loo diley Garsoorihii dilka ku xukumay Saddaam Xuseen

Jariirada Daily Telegraph ee dalka Ingiriiska ayaa dabagal saxaafadeed oo ay samaysay waxay soo hubisay qaabkii uu u dhacday dilkii loo gaystay Garsoorihii dilka ku xukumay Saddaam Xuseen.

Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Qaabkee loo diley Garsoorihii dilka ku xukumay Saddaam Xuseen:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com