Xogta Dahsoon: Qabiilada lugaha gorayada leh ee Zimbabwe

Qaabkan la yaabka leh ee cagahoodu u muuqdaana waxa loo aanaynayaa arrimo la xidhiidha dhanka hiddaha ama Genetics-ka iyadoo afar qof oo kasta oo qabiilkaa ka mid ah uu mid ka mid ahi cagahiisu qaabkaa yihiin.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Qabiilada lugaha gorayada leh ee Zimbabwe:

https://www.youtube.com/watch?v=Xfh8KdTUuIg&feature=youtu.be

Diyaarintii iyoย ย isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com