Xogta Dahsoon: Qaybo ka mid ah hubka Ruushku isku hallaynayo

 

Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadanaynaa qaybaha ka mid ah hubka dalka Ruushku uu isku difaaco iyadoo muddo dheer ay Soomaalidu ku soo halqabsan jirtay kelmadii halhayska ay ka dhigteen ee ahayd:

Hanjabaadda Ruushkuba hubka way samaysaa weli habar’se kuma dilin.”

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Qaybo ka mid ah hubka Ruushku isku hallaynayo:

https://www.youtube.com/watch?v=fRobERSRzDc&feature=youtu.be

Diyaarintii iyo isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com