Xogta Dahsoon: Qiyaasaha hantida ganacsade Bill Gate

Bill Gate Milyaneer-ka ugu hantida badan caalamku waxa uu sheegtaa hanti adduunyo oo gaadhaysa 90 bilyan oo doolarka Maraykanka ah, waana hanti u dhiganta 5% dhaqaalaha  dalka Maraykanka oo ah waddanka ugu dhaqaalaha badan Dunida. 

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Qiyaasaha hantida ganacsade Bill Gate:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com