Boqortooyada Sucuudiga waa dawlada ugu balaadhan mandaqadda bariga dhexe ย waxana ay dhacdaa Koonfurta Galbeed qaaradda Aasiya waxayna ku daboolan tahay inta badan jasiirada carabta, masaaxadeeda dhuleedna waa 2 milion oo Km oo square ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon:ย Quwadda ciidan iyo ta dhaqaale ee Boqortooyada Sucuudiga:
https://www.youtube.com/watch?v=T6SlDYugywE
Diyaarintii iyoย ย isku-dubidridki Xuseen-kurdi