Xogta Dahsoon: Quwadda millateri iyo ta dhaqaale ee Turkiga

Tan iyo intii uu xukunka dalka Turkiga qabtay Rajab Dayib Ordogan, waddankaasi waxa uu noqday mid horumar balaadhan ka sameeyey dhinacyo badan, barnaamijkeenana waxaynu wax kaga ogaanaynaa quwada milateri iyo ta dhaqaale ee waddankaasi ku naaloonayo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Quwadda millateri iyo ta dhaqaale ee Turkiga:

Diyaarintii iyo  isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com