Xogta Dahsoon: Sababaha calaamadaha shirkaddaha xidhiidhka bulshada midabkooda buluuga looga dhigo

Barnaamijkeena Xogta Dahsoon waxa aynu isku weydiinaynaa sababta inta badan shabakadaha xidhiidhka bulshadu ay calaamadahooda gaarka u ah uga dhigaan kuwo midabkoodu buluug yahay, xilli ay weliba barahaasi bogooda hore midabkaa laftiisa ka dhigeen.

Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Sababaha calaamadaha shirkaddaha xidhiidhka bulshada midabkooda buluuga looga dhigo:

 

 

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com