Iyadoo wax badan lagu ogaaday tijaabooyinka nololeed ee maalinle aha ayaa waxa soo baxaya talooyin ku saabsan in aad gaadhigaaga shidaalka ku shubato xiliga habeenkii maadaama ay jiraan faa’iidooyin dantaadu ku jirto.
Halkan hoose ka daawo barnaamijka Xogta Dahsoon:ย Sababtan darteed shidaalka habeenkii ku shubo gaadhiga:
https://www.youtube.com/watch?v=kOdQJvXPQvw&feature=youtu.be
Isku-dubidridki Xuseen-kurdi