Hindiya waxa ay ka mid tahay dalalka aan maskaxda dadka ku soo dhicin marka laga hadlayo arrimaha kubadda cagta ee caalamiga ah, waxaana suurogal ah in dalkaasi ku wanaagsan yahay dhanka ciyaaraha cricket-ka, laakiin marka ay timaado kubadda cagtu waxa dalkaasi kaga jiraa meel aad u hoosaysa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Sababtii Hindiya uga baxday ciyaaraha Koobka Adduunka:
https://www.youtube.com/watch?v=2LjWJsDgpPY&feature=youtu.be
Diyaarintii iyoย ย isku-dubidridki Xuseen-kurdi