Xogta Dahsoon: Sirta Ka dambaysa godka yare ee furka qalimaanta

Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadaynaynaa sida uu furka qalinku u noqon karo dilaa iyo sida afkiisa hore ee godan uu u badbaadiyey kumanaan carruurteena ka mid ah.

Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Sirta Ka dambaysa godka yare ee furka qalimaanta:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com