Xogta Dahsoon: Taatikada ciidamada sida gaarka ah u tababaran

Barnaamijkeena Xogta Dahsoon waxaynu ku soo bandhigaynaa qaar ka mid ah farsamooyinka lagu tababaro ciidamada gaarka ah oo ah kuwo haysta tababaro aad loo horumariyey oo ay ugu horayso dhismaha iyo adkaysiga jidhkooda.

Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon:ย Taatikada ciidamada sida gaarka ah u tababaran:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com