Xogta Dahsoon: Tirada kelmadaha aad u baahan tahay si aad u barato luqad qalaad

 

Barnaamijkeenan waxaynu ku eegaynaa tirada kelmadaha ee aynu uga baahan nahay in aynu ka barano luqadda aynu doonayno in aynu ku hadalno ama isticmaalno, waana arrimo u baahan dadaal iyo wakhti dheeraad ah oo aad u hurto.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Tirada kelmadaha aad u baahan tahay si aad u barato luqad qalaad:

Diyaarintii iyo  isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com