Xogta Dahsoon: Waddanka aan Jeelasha lahayn

Dalka yar ee Jasiirada Faaruu  waxa uu ka kooban yahay jasiirado yar yar oo sil-silad ah oo ku yaalla waqooyiga Qaaradda Yurub waxaana ay haysataa ismaaul xukun hoosaad ah inkastoo ay hoos tagto taajka dalka Denmark, waan dalka keliya ee aan lahayn jeelal dadka lagu xidho.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Waddanka aan Jeelasha lahayn:

https://www.youtube.com/watch?v=E6xWecL-5OQ&feature=youtu.be

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com