Xogta Dahsoon: Xaqiiqada kaniisadii lagu dhisay lafaha dadka

Xiligii uu mid ka mid ah baaderiyadu soo gaadhay dhulka barakaysan ee Quddus ee reer Falastiin waxa uu sii qaaday camuud ay ku milan yihiin lafo aad mooddo in la shiiday.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Xaqiiqada kaniisadii lagu dhisay lafaha dadka:

Diyaarintii iyo  isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com