Xogta Dahsoon: Xogo ku saabsan dhulka iyo noolihiisa

Koonkan aynu ku noolnahay waxa uu leeyahay dhul berri ah oo dhan qiyaastii 195 milyan oo mayl oo laba jibaar ah, waxa aynu barnaamijkeena ku eegaynaa xogaha inteeda badan inagaga dahsoon caalamkan aynu ku nool nahay.

Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Xogo ku saabsan dhulka iyo noolihiisa:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com