Xogta Dahsoon: Xogo ku saabsan qaaradda Afrika

Barnaamijkeenan waxaynu ku soo gudbinaynaa xogo iyo macluumaad ku saabsan qaaradda Afrika oo masaafadeedu dhuleed ay gaadho 30 milyan oo Kiiloo mitir oo oo isku-weer ah.

Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Xogo ku saabsan qaaradda Afrika:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com