“Xukumadda iyo madaxweynaha maanta loogama baahna baaq nabadeed” Gudoomiye Cirro

Gudoomiyaha xisbiga Waddani mudane  Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ka hadlay dagaal beeleedka degaanka Fadhi-gaab ku dhex maray bell beelo walaalo ah.

Gudoomiye Cirro ayaa xukuumadda iyo Madaxwayne Biixi ugu baaqay in heegan buuxa ay galiso ciidanka qaranka si loo soo qabqabto dad uu ku sheegay fidmo wadayaal dhiigga maalin walba daadanaya ka masuulka ah si loo horkeeno garsoorka iyo caddaaladda dhinaca ay doonaan ba ha ka tirsanaadane.

Hoos ka daawo muuqaalka warkan: