Hargaysa (Bandhige) Xukuumadda Somaliland Ayaa Hakisay Dhammaan Qalabka Loo Adeegsado Bixinta Adeegyada Isgaadhsiinta Ee Kala Duwan.
Waraaq kasoo baxday Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland ayaa lagu sheegay in gebi ahaanba la hakiyay qalabka loo adeegsado bixinta isgaadhsiinta dalka ee kala duwan iyadoo la dar-dargalinayo lana ilaalinayo tayada adeegyadan.
Hoos ka akhriso warqada kasoo baxday Wasaarada: