Xukuumadda Somaliland oo sheegtay in aanay jiri doonin suxufi danbe oo la xidho

 

Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay sheegtay in aanay jiri doonin suxufi dambe oo la xidho hase ahaatee wariyihii danbi gala sifo kale oo sharciga waafaqsan loo mari doono.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Maxamed Muuse Abees ayaa hadalkan ka sheegay kulan shalay lagu qabtay Hargeysa oo lagaga hadlaayay sidii looga hortagi lahaa tacaddiyada ka dhanka ah wariyeyaasha

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com